Zakariya Sharif
@zakariya2025
🚨 War Deg-deg ah – Diyaaradaha Mareykanka oo joojiyay duulimaadyada Bariga Dhexe ✈️ Xaddidaadda Duulimaadyada American Airlines ayaa hakisay duulimaadyada maalinlaha ah ee u dhaxeeya Philadelphia (PHL) iyo Doha, Qatar, ilaa ugu yaraan June 22, iyadoo daneyneysa amniga rakaabkooda iyo shaqaalaha United Airlines ayaa sidoo kale hakisay duulimaadyada Newark (EWR) ilaa Dubai, UAE, waxaana ay dib u bilaabi doonaan markay xaaladdu degganaato .
0 reply
0 recast
1 reaction