Zakariya Sharif
@zakariya2025
💥Deg deg 💼 JP Morgan Chase wuxuu diiwaangeliyay calaamad ganacsi oo cusub stable coin oo loogu magac daray “JPMD” si loogu isticmaalo adeegyada crypto trading iyo payment services. 🏦 Waxaa muuqata in bangiyada waaweyn ee Wall Street ay sii wadayaan inay si rasmi ah ugu gudbaan suuqyada lacagaha dijitalka ah. 📊 Tani waxay noqon kartaa talaabo weyn oo loogu diyaargaroobayo mustaqbalka crypto-ga ee nidaamka maaliyadeed ee caalamka.
0 reply
0 recast
0 reaction